Garsoor Fx Academy Strategy ( Quiz 1 )

12 Questions | Total Attempts: 275

SettingsSettingsSettings
Please wait...
Garsoor Fx Academy Strategy ( Quiz 1 )

GARSOORFX ACADEMY Waa xaruun si online ah loogu barto xirfada Forex. Waxaad heli doontaa full mentorship program for lifetime ah oo aad ku baraneysid strategy-yad cusub. . waxyna ka kooban tahy 1: ICI STRATEGY 2: W/M Strategy 3: T. L. C. T STRATEGY waa 10 su'aalod aan ku qimeyneyno aradayda nagu cusub ee nagu soo biiray February iyo March 2021 heerka ay ka joogan barashada STRATEGY-deena. hadii aad keento wax ka yar wax ka yar 70% waxaa tahy failed oo waxaad u baahantahy in aad casharada soo dawaato si ay maskaxaada ula qabsato waxa aan isticmaalno, sidoo kale hadii hadii aad keento natiijo ka badan 80% waxaa tahy intermediate waxaa ubahantah


Questions and Answers
  • 1. 
    Risk management waxaa laga wadaa in aad lasocon karto lacgta aad qasaareyso iyo mida aad faa'ideyso farqiga udhaxeeyo?
    • A. 

      True

    • B. 

      False

  • 2. 
    Aqrinta CoT report-ka wuxuu naga caawinayaa in aan lasocno lacagaha awooda badan ee asbuucii hore iyo saameynta uu ku yeelan karo asbuuca cusub.?
    • A. 

      True

    • B. 

      False

  • 3. 
    Go'aanka ugu danbeyo marka lasameyo falanqeynta waxaa laga qaata time framke loo yaqaano Daily-ga
    • A. 

      True

    • B. 

      False

  • 4. 
    Head and shoulder waa patternka ugu awooda badan ee sameya dhaqaaqyada ugu xoogan suuqa.
    • A. 

      True

    • B. 

      False

  • 5. 
    Double bottom waxaa waxaa uu inoo sameyaa patternka loo yaqaano W pattern, waxaana entry-ga laga qaata markuu necklinka kuso laabto
    • A. 

      True

    • B. 

      False

  • 6. 
    Marka larabo in fursad laga raadsado M pattern strategy waa in aad patternka isagoo dhameystiran kasoo heshaa time frame ka loo yaqaano?
    • A. 

      Monthly 

    • B. 

      Daily

    • C. 

      Weekly

    • D. 

      4hr 

  • 7. 
    Waxaad sheegta waxa loo soo gaabiyay TLCTL
    • A. 

      Trend line cut trend line

    • B. 

      Total count trend line

    • C. 

      Trend line Count Trend line

  • 8. 
    Maxaa loo soo gabiyay ICI 
    • A. 

      Impulse count Impulse

    • B. 

      Invailde count impulse

    • C. 

      Impulse Correction impulse

    • D. 

      Non all above

  • 9. 
    Numberka ugu badan ee laga helo ENTRY-GA marka la isticmaalayo fibka waa?
    • A. 

      0.38 

    • B. 

      0.618

    • C. 

      0.5

    • D. 

      All above 

  • 10. 
    Cot waxaa laga soo gaabiyay ( commitment of trend line )
    • A. 

      True

    • B. 

      False

  • 11. 
    ICI STRATEGY marka aad ku trade gareynayso waxaa inta badan targetka 1-aad la dhigtaa ?
    • A. 

      -0.272

    • B. 

      0.618

    • C. 

      -0.618

    • D. 

      Non all above 

  • 12. 
    TLCTL strategy waxay ku awood badan tahay marka aad kaso heshid patternka oo dhamysyirmay high time frame ka loo yaqaano
    • A. 

      Monthly 

    • B. 

      Weekly

    • C. 

      Daily

    • D. 

      4hour

Back to Top Back to top