Aqoon Guud

7 Questions

Settings
Please wait...
Aqoon Guud

Waa Barnaamij aad waxbadan kaga barankarto dalkaaga hooyo adiga jooga dalkaaga hooyo ama dibbadaba .


Questions and Answers
  • 1. 
    Sheeg Magaca Sawirka kuu muuqda qofka uu yahay ?
  • 2. 
    Somalia waxa ay ka koobantahay 18 gobol ...
    • A. 

      Run

    • B. 

      Been

  • 3. 
    Madaxweeynihiin ugu horreeyay ee soomaaliya waxaa la yiraahdaa --
    • A. 

      Cabdiqaasim Salaad Hassan

    • B. 

      Hassan Sheekh Maxamuud

    • C. 

      Aadan cabdulle Cusmaan

    • D. 

      Siyaad barre

  • 4. 
    Waxaad sheegtaan inta wabi ee soomaaliya Marta ? iyo magacyadooda ?
    • A. 

      3 Wabei

    • B. 

      Waxaa mara 2 wabi waxaana la kala yiraahdaa shabelle iyo Jubba ?

    • C. 

      Waxaa mara 1 wabi waana shabeelle

    • D. 

      Somalia Mamaro wabi ee waxay leedahay Bad

  • 5. 
    Sheeg 5 degmo oo ka bilowda xarafka M
    • A. 

      Muqdisho , Marka , Madiina , Mandheera

    • B. 

      Marka , Madiina , Mahadaay,Matabaan

    • C. 

      Marka , muqdisho , muuri , magaalo

  • 6. 
    Somalia waxa ay dowlad la'aantahay wax ka badan
    • A. 

      Wax ka badan 20 sano

    • B. 

      Wax ka yar 20 sano