Juqurafi

10 Questions

Settings
Please wait...
Juqurafi

.


Questions and Answers
  • 1. 
    Soomaaliya waxay xubin ka noqotay Jaamacada Carabta sanadii 1974
    • A. 

      True

    • B. 

      False

  • 2. 
    Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer guud ahaan qaaradda Afrika,
    • A. 

      True

    • B. 

      False

  • 3. 
    Soomaalidu waxay ku abtirsataa dhaqan fac weyn oo xeerar iyo qawaaniintiisa leh. 
    • A. 

      True

    • B. 

      False

  • 4. 
    Soomaaliya waa dal dhaca bariga qaaradda Afrika ee aagga loo yaqaan
    • A. 

      Geeska Afrika 

    • B. 

      Waqooyiga Afrika 

    • C. 

      Bartamaha afrika 

    • D. 

      Intaba ma ahan 

  • 5. 
    Xeebta Soomaaliya dhererkeeda waa 
    • A. 

      3,030 kilometer 

    • B. 

      3,025 kilometer 

    • C. 

      4,433

    • D. 

      Intaba ma ahan 

  • 6. 
    Isha koowaad ee waxsoo saarka wadanka Soomaaliya waa 
    • A. 

      Xolaha nool

    • B. 

      Marakibta

    • C. 

      Beeraha 

    • D. 

      Gawaarida 

  • 7. 
    Caasimada gobalka Hiran waa 
    • A. 

      Bula-burte 

    • B. 

      Maxaas 

    • C. 

      Beledweyno 

    • D. 

      Jalalaqsi 

  • 8. 
    Gobolada dalka Somalia waa 18 gobol 
    • A. 

      True

    • B. 

      False

  • 9. 
    Degmada  ceerigaabo waa casimada gobolka  sanaaag 
    • A. 

      True

    • B. 

      False

  • 10. 
    Sool waa gobol ka mid ah gobolada Dawlada Puntland iyo xarunta gobolka waa magaalada  Galkacyo 
    • A. 

      True

    • B. 

      False