Musaabaqo Diini Ah

20 Questions

Settings
Please wait...
Musaabaqo Diini Ah

* Si aad uga qeybgasho Musaabaqdaan Fadlan ku qor magaca aad isku diiwaan galisay intaadan Su'aalaha bilaabin.


Questions and Answers
  • 1. 
    Yuu ahaa qofkii ugu horeeyay ee sooma?
    • A. 

      Nabi Daa'uud

    • B. 

      Nabi Aadam

    • C. 

      Luqmaan

  • 2. 
    Taariikhda Hijriyada Bisha Ramadaan waa bishee?
    • A. 

      Bisha 9-aad

    • B. 

      Bisha 10-aad

    • C. 

      Bisha 11-aad

  • 3. 
    Yuu ahaa qofkii ugu horeeyay ee ku dagaalama Seef?
    • A. 

      Nabi Aadam

    • B. 

      Nabi Suleymaan

    • C. 

      Nabi Ibraahim

  • 4. 
    Yuu ahaa Daacigii ugu horeeyay Islaamka?
    • A. 

      Cumar Binu Khattaab

    • B. 

      Muscab Binu Cumeyr

    • C. 

      Abuu Hureyrah

  • 5. 
    Yuu ahaa Saxaabigii ugu horeeyay ee u Hijrooda Xabasha?
    • A. 

      Cuthmaan Binu Caffaan

    • B. 

      Xaadib Ibnu Abii Baltacah

    • C. 

      Xaadib Binu Camr

  • 6. 
    Goormuu dhacay Dagaalkii Badr?
    • A. 

      15-ka Ramadaan 2 Hijriya

    • B. 

      17-ka Ramadaan 2 Hijriya

    • C. 

      19-ka Ramadaan 2 Hijriya

  • 7. 
    Dagaalkii Yarmuuk yuu dhexmaray?
    • A. 

      Muslimiinta Iyo Romaanka

    • B. 

      Romaanka iyo Faarsiyiinta

    • C. 

      Muslimiinta Iyo Faarsiyiinta

  • 8. 
    Yaa aasaasay Dowladdii Muwaxidiinta?
    • A. 

      Muxammad Binu Cabdiwahaab

    • B. 

      Cabdullaahi Binu Yaasiin

    • C. 

      Muxammad Ibnu Tuumart

  • 9. 
    Meeqo ayaa Muslimiinta ka shahiiday Dagaalkii Badr ?
    • A. 

      14

    • B. 

      15

    • C. 

      16

  • 10. 
    Wadanka Cumaan Madhabkee ayuu ku dhaqmaa?
    • A. 

      Mad-habka Shaafici

    • B. 

      Mad-habka Ibaadi

    • C. 

      Mad-habka Xanafi

  • 11. 
    Dagaalkii Uxud Bishee ayuu dhacay?
    • A. 

      Shacbaan

    • B. 

      Ramadaan

    • C. 

      Shawwaal

  • 12. 
    Yuu ahaa ninkii Dilay Cali Binu Abii Daalib?
    • A. 

      Cabdullaahi Binu Saba'

    • B. 

      Abuu Lu'Luah Al-Majuusi

    • C. 

      Cabdiraxmaan Ibn Muljam

  • 13. 
    Yuu ahaa ninkii aasaasay Jamaacada Ikhwaanul Muslimiin?
    • A. 

      Sayyid Qudub

    • B. 

      Xasan Al-Bannaa

    • C. 

      Muxammad Binu Cabdiwahhaab

  • 14. 
    Meeqo Nabi Magacyadooda ayaa Quraanka lagu sheegay?
    • A. 

      25 Nabi

    • B. 

      26 Nabi

    • C. 

      27 Nabi

  • 15. 
    Waa Suuradee Suurada Quraanka ugu weyn?
    • A. 

      Al-Ikhlaas

    • B. 

      Al-Baqarah

    • C. 

      Al-Faatixah

  • 16. 
    Suuradee kusoo degtay Dagaalkii Badr?
    • A. 

      At-Tawbah

    • B. 

      A-Anfaal

    • C. 

      Al-Xashr

  • 17. 
    Yaa alifay Kitaabka ( Al-Fatxul Kabiir)?
    • A. 

      Al-Suyuti

    • B. 

      Albaani

    • C. 

      Al-Bukhaari

  • 18. 
    Sanadkuu Dhacay Dagaalkii Tabuuk?
    • A. 

      Sanadka 7aad H.

    • B. 

      Sanadka 8aad H.

    • C. 

      Sanadka 9aad H.

  • 19. 
    Yaa dhisay Magaalada Qayrawaan ee Dalka Tunisia?
    • A. 

      Cuqba Ibnu Caamir

    • B. 

      Cuqba Ibnu Naafic

    • C. 

      Taariq Binu Ziyaad

  • 20. 
    Sheeg Caasimadii Boqortooyadii Saba'
    • A. 

      Sancaa

    • B. 

      Aksum

    • C. 

      Ma'rib