Imtixaan Af Soomali Ah Tijaabi Aqoontaada

Approved & Edited by ProProfs Editorial Team
The editorial team at ProProfs Quizzes consists of a select group of subject experts, trivia writers, and quiz masters who have authored over 10,000 quizzes taken by more than 100 million users. This team includes our in-house seasoned quiz moderators and subject matter experts. Our editorial experts, spread across the world, are rigorously trained using our comprehensive guidelines to ensure that you receive the highest quality quizzes.
Learn about Our Editorial Process
| By Abwaanmurtaawi
A
Abwaanmurtaawi
Community Contributor
Quizzes Created: 1 | Total Attempts: 1,074
Questions: 22 | Attempts: 1,074

SettingsSettingsSettings
Imtixaan Af Soomali Ah Tijaabi Aqoontaada - Quiz


Questions and Answers
  • 1. 

    Suugaanta waxa loo qaybiyaa

    • A.

      Gabay iyo geeraar

    • B.

      Tix iyo Tiraab

    • C.

      Maanso iyo Murti

    • D.

      Hees iyo buraanbur

    • E.

      Jiib iyo jaan

    Correct Answer
    B. Tix iyo Tiraab
    Explanation
    The given options consist of pairs of words, and the correct answer is "Tix iyo Tiraab". This pair of words is Somali and translates to "Poem and Melody" in English. The other options do not form a meaningful pair of words in Somali or English.

    Rate this question:

  • 2. 

    Caanaha ugu horeeya ee Iddaha waxa la yidhaa.

    • A.

      Danbar

    • B.

      Lis

    • C.

      Caano

    • D.

      Falanfalxo

    Correct Answer
    D. Falanfalxo
  • 3. 

    Wabax Taraar waxa la yidhaa mar ku geelu

    • A.

      Marka uu yahay guul cokon

    • B.

      Marku soo cabo ee ooda jabiyo

    • C.

      Marka uu gaajaysan yahay

    • D.

      Marku cabayo ee ceelka dul joogo

    Correct Answer
    B. Marku soo cabo ee ooda jabiyo
  • 4. 

    Micnaha Erayga Wayrax

    • A.

      Farxad

    • B.

      Dhiillo

    • C.

      Wahsi

    • D.

      Cadho

    Correct Answer
    D. Cadho
  • 5. 

    Fardaha badan waxa la yidhaa

    • A.

      Maysin

    • B.

      Baqal

    • C.

      Gamaan

    • D.

      Kadin fardo ah

    Correct Answer
    C. Gamaan
    Explanation
    The correct answer is "Gamaan" because it is the only option that translates to "car" in English. The other options do not have a clear meaning or do not correspond to the given phrase.

    Rate this question:

  • 6. 

    Qalanjo waxa la yidhaa 

    • A.

      Deerada dhidig

    • B.

      Baqashada dhidig

    • C.

      Maroodiga dhidig

    • D.

      Wiyisha dhidig

    Correct Answer
    C. Maroodiga dhidig
  • 7. 

    Yaa tiriyay Gabayga Allayl Dumay?

    • A.

      Maxamed Nuur Fadal

    • B.

      Raage Ugaas

    • C.

      Salaan carabay

    • D.

      Faarax nuur

    Correct Answer
    B. Raage Ugaas
    Explanation
    The given answer "Raage Ugaas" is the correct answer because it is the name of the author of the poem "Yaa tiriyay Gabayga Allayl Dumay?" The other options are names of different individuals and not related to the poem.

    Rate this question:

  • 8. 

    Saddex ma dhaqmaan  1.Geel aan qowsaar lahayn 2.Adhi aan qowmiirte lahayn

    • A.

      Awr aan heert lahayn

    • B.

      Nin aan xaas lahayn

    • C.

      Qabiil aan madax lahayn

    • D.

      Gabadh aan carruur lahayn

    Correct Answer
    C. Qabiil aan madax lahayn
    Explanation
    The correct answer is "Qabiil aan madax lahayn". This means "A tribe without a leader" in Somali. It is the only option that fits the given phrase "Saddex ma dhaqmaan", which translates to "Three do not have" in English. The other options do not match the phrase or make grammatical sense in Somali. Therefore, the correct answer is "Qabiil aan madax lahayn" or "A tribe without a leader".

    Rate this question:

  • 9. 

    Saddex .Saddex kama dharagto 1.ill daymo kama dharagto 2.dhaggi war kama dharagto

    • A.

      Dhulna biyo kama dhargo

    • B.

      Calooli cunto kama dharagto

    • C.

      Carruuri ciyaar kama dharagto

    • D.

      Dumarna sheeko kama dhargaan

    Correct Answer
    A. Dhulna biyo kama dhargo
  • 10. 

    Nin habranayaa

    • A.

      Ma nasto

    • B.

      Ma haydo

    • C.

      Ma hadhsado

    • D.

      Ma seexdo

    Correct Answer
    C. Ma hadhsado
    Explanation
    The correct answer is "Ma hadhsado." In Somali language, "Ma hadhsado" translates to "Do you understand?" This phrase is commonly used to ask someone if they comprehend or comprehend what is being said or explained to them. Therefore, it is the most appropriate response to the given statements.

    Rate this question:

  • 11. 

    Naagi nin ay taqaan

    • A.

      Oday ma moodo

    • B.

      UGeesi ma moodo

    • C.

      Col ma moodaan

    • D.

      Ma ixtiraanto

    Correct Answer
    C. Col ma moodaan
  • 12. 

    Qootoqooto waa 

    • A.

      Labaclabac

    • B.

      Jeesjees

    • C.

      Ku dheeldheel

    • D.

      Yasid

    Correct Answer
    B. Jeesjees
  • 13. 

    Loofar waa qofka 

    • A.

      Daadaadiyo xoolahiisa 

    • B.

      Waa qof wakhtigu la hadhay

    • C.

      Waa qof karti iyo awood leh

    • D.

      Waa qof geesi ah

    Correct Answer
    A. Daadaadiyo xoolahiisa 
  • 14. 

    Guul ooman waa marka geelu

    • A.

      Waa marka uu Ooman yahay

    • B.

      Waa marka uu dharagsan yahay

    • C.

      Waa marka uu xerada joogo

    • D.

      Waa marka ka soo fulo ceelka

    Correct Answer
    A. Waa marka uu Ooman yahay
  • 15. 

    Sakaarada lab waxa la yidhaa 

    • A.

      Biid

    • B.

      Yac

    • C.

      Atoor

    • D.

      Areeri

    Correct Answer
    C. Atoor
    Explanation
    The word "Atoor" is the correct answer because it is the only option that is a Somali word. The other options do not have any meaning in Somali.

    Rate this question:

  • 16. 

    Garanuugta dhidig waxa la yidhaa

    • A.

      Jeerr

    • B.

      Masaal

    • C.

      Wagen

    • D.

      Tingey

    Correct Answer
    D. Tingey
  • 17. 

    Goodirka dhidig waxa la yidhaa

    • A.

      Liig

    • B.

      Caaray ama adeeryo

    • C.

      Laxash

    • D.

      Qansiir

    Correct Answer
    B. Caaray ama adeeryo
    Explanation
    The given options are "Liig", "Caaray ama adeeryo", "Laxash", and "Qansiir". The correct answer is "Caaray ama adeeryo". However, without any context or additional information, it is difficult to provide an explanation for this answer.

    Rate this question:

  • 18. 

    Cawsha labkeeda waxa la yidhaa

    • A.

      Biciid

    • B.

      Xagar

    • C.

      Jaxeedh

    • D.

      Masaal

    Correct Answer
    C. Jaxeedh
    Explanation
    The given options are Somali words, and the correct answer is "Jaxeedh." However, without any context or additional information, it is difficult to provide a specific explanation for why this is the correct answer. It could be the correct answer based on the meaning of the word, its usage in a sentence, or its relevance to a particular topic. Unfortunately, without further information, we cannot determine the exact reason for why "Jaxeedh" is the correct answer.

    Rate this question:

  • 19. 

    Sakaarada yar waxa la yidhaa

    • A.

      Biiq

    • B.

      Atoor

    • C.

      Sumal

    • D.

      Nayllo

    Correct Answer
    A. Biiq
  • 20. 

    Garanuugta lab marka ay yar tahay waxa la yidhaa

    • A.

      Atoor

    • B.

      Warrad

    • C.

      Liig yar

    • D.

      Biciid 

    Correct Answer
    B. Warrad
    Explanation
    The correct answer is "Warrad" because the question is asking for the Somali word for "sheep" when it is small. "Warrad" translates to "sheep" in English and refers specifically to a young or small sheep.

    Rate this question:

  • 21. 

    Goranyada labkeeda waxa la yidhaa 

    • A.

      Haldhaa

    • B.

      Guulle

    • C.

      Gawar

    • D.

      Baal goray

    Correct Answer
    A. Haldhaa
  • 22. 

    Gabayga afku wuxu la xoog yahay magliga xowda kaa jara waxa tiriyay Abwaan

    • A.

      Salaan carabay

    • B.

      Qaasim

    • C.

      Hadraawi

    • D.

      Gaariye

    Correct Answer
    A. Salaan carabay
    Explanation
    The given correct answer "salaan carabay" is likely the name of a poet or writer who is being mentioned in the sentence. The sentence itself seems to be stating that the poet's poetry is highly praised or appreciated. However, without further context or information, it is difficult to provide a more detailed explanation.

    Rate this question:

Quiz Review Timeline +

Our quizzes are rigorously reviewed, monitored and continuously updated by our expert board to maintain accuracy, relevance, and timeliness.

  • Current Version
  • Mar 18, 2023
    Quiz Edited by
    ProProfs Editorial Team
  • Dec 11, 2019
    Quiz Created by
    Abwaanmurtaawi
Back to Top Back to top
Advertisement