Quiz-kan yar ee Af-somliga ah wuxuu ka koobanyhay 5 su'aalood oo eryo macnayn naxwe , run iyo been iyo kadoorasho jawaabta saxda ah. Hadii ay dhacda in aad ku aragto khalad noo soo sheeg bini aadam ayaan anahay. Mahadsanidiin. Prepared by Hussein Awjama.
