Imtixaanka 2aad Ee Tafsiirka Qur'aanka

20 Questions | Total Attempts: 23

SettingsSettingsSettings
Please wait...
Imtixaanka 2aad Ee Tafsiirka Qur

Mu'asasada Kaaftoon ee hormarinta bulshada


Questions and Answers
  • 1. 
    Qaybta 1aad:Fasir aayadahaan: فذكر إن نفعت الذكرى. سيذكر من يخشى. ويتجنبها الأشقى
  • 2. 
    إن ربك لبالمرصاد
  • 3. 
     إن سعيكم لشتى
  • 4. 
    ألم يعلم بأن الله يرى
  • 5. 
    إن الإنسان لربه لكنود
  • 6. 
    يحسب أن ماله أخلده
  • 7. 
    من شر الوسواس الخناس
  • 8. 
    Qaybta 2aad: Akhri qoraalka Afsoomaaliga ah, kadibna sheeg aayadda micnahoodu uu sidaa yahay: 1. Miyaysan eegaynin geela sida loo abuuray.
  • 9. 
    2. Kuwa beeniyay aayadaheenna waa asxaabta bidixda.
  • 10. 
    3. Muxuu u tarayaa maalkiisa mar haddii uu naarta ku shalwado/ ku hoobto.
  • 11. 
    4. Ma aysan kala tagin kuwa kitaabka la siiyay xujada cad marka ay u timid gadaasheed mooyee.
  • 12. 
    5. Wuxuu ka yeelay bal la daaqay oo kale.
  • 13. 
    6. Wuxuu gali doonaa naar holac u saaxiib ah.
  • 14. 
    7. Waxna ma dhalin (Alle) Isagana lama dhalin.
  • 15. 
    Qaybta 3aad: Jawaabta saxda ah goobo geli: 1. Suuratul kaafiruun waxa ay soo degtay:
    • A. 

      B) Markii ay gaalada ku yiraahdeen nabiga noo tilmaam rabbigaa 

    • B. 

      T) Marka ay gaalada nabiga ku yiraahdeen ilaahaaga sanad kula caabudaynaa, innagana sanad ilaahyadeenna nala caabud 

    • C. 

      J) Markii ay gaalada nabiga dhibeen oo diinta ay ku cadaadiyeen.

  • 16. 
    2. Suuratul Masad ( Tabbat ) waxa ay ku soo degtay:
    • A. 

      B) Abii Jahal .

    • B. 

      T) Abii Lahab 

    • C. 

      J) Caas bin Waa'il 

  • 17. 
    4. Alle wuxuu inoogu sheegay suuratul qaashiyah ( Hal Ataaka) geed ka mid ah geedaha ahlu naarka ay cuni doonaan oo quud u noqonaya, geedkaa waa:
    • A. 

      B) زقوم 

    • B. 

      T) ضريع 

    • C. 

      J) غسلين 

  • 18. 
    5. Alle waxa uu noo sheegay in culayska uu fudayd ka dambeeyo, suuradda sheegtay arrinkaa waa:
    • A. 

      B) Alam Nashrax 

    • B. 

      T) Idaa Jaa 

    • C. 

      J) Alhaakum 

  • 19. 
    6. Habeen waxaa jira ka khayr badan kun bilood oo qur'aanka uu Alle inoogu sheegay, habeenkaasi waa:
    • A. 

      B. Habeenka Laylatul Qadriga 

    • B. 

      T) Habeenkii nabiga uu dhashay 

    • C. 

      J) habeenkii nabiga la dheelmiyay 

  • 20. 
    7. dhamamadka suuratul layli waxaa la sheegaa in ay ku soo degtay saxaabigii qiimaha badnaa ee:
    • A. 

      B) Cali bin abii dhaalib 

    • B. 

      T) Sacad bin Mucaad

    • C. 

      J) Abuu bakar As-siddiiq 

Back to Top Back to top