Quiz Maadi Ah

10 Questions

Settings
Please wait...
Quiz Maadi Ah

Nooca halkan ku qor.


Questions and Answers
  • 1. 
    Geedka zeytuunka waxa oo nolaan karaa 400sano
    • A. 

      True

    • B. 

      False

  • 2. 
    Idaacada BBCDU (BBC)waxeey hada ka hadashay marki ugu horeysay 4/9/1998
    • A. 

      True

    • B. 

      False

  • 3. 
    Nin Ayaa Xilli Roob Da’ayo Banaanka U Baxay Iyadoo Wax Roobka Qoyaankiisa Ka Difaaca Aanuu Haysan, Markii Uu Soo Laabtayna Timaha Madaxiisa Wax Qoyaan Ah Ma Laha!, Sidee Ku Dhacday
    • A. 

      Madaxa ayoo geed gashtay

    • B. 

      Bidaar ayo lahaaay

    • C. 

      Kuuufi ayo watay

    • D. 

      Maba bixin ninka

  • 4. 
    Maqaarka biaadamka shaqadiisa waxa ka mid ah in oo  dhididka banaanka usoo saaraa 
    • A. 

      True

    • B. 

      False

  • 5. 
    Magacii hore ee balcad la oran jiray waa 
    • A. 

      Balcad

    • B. 

      Buurane

    • C. 

      Tay-tayley

    • D. 

      Intaba lama oran jirin 

  • 6. 
    Hal beega cufka (culeyska) waa KG
    • A. 

      True

    • B. 

      False

  • 7. 
    Kaadida biniaadamka imisa ayaaa biyo ah boqolkiba
    • A. 

      87%

    • B. 

      89%

    • C. 

      50%

    • D. 

      95%

  • 8. 
    Soodinta kala qeybiso labada qaarad ee Africa iyo aisha waxa la yiraahdaa kanaalka suweys 
    • A. 

      True

    • B. 

      False

  • 9. 
    Madax weynihi ugu horeeyay ee islaamka waxa oo ahaay abuu bakar sadiq (RC) 
    • A. 

      True

    • B. 

      False

  • 10. 
    Sanadki ugu horeeyay ee vedio la hindisay waxa oo ahaay 1931
    • A. 

      True

    • B. 

      False