Kadis Aqoon-guud (Kobci Maskaxdaada)

15 Questions | Total Attempts: 27

SettingsSettingsSettings
Please wait...
Kadis Aqoon-guud (Kobci Maskaxdaada)

MUDANE/MARWO Waxaan halkan kuugu haynaa kadis aqoon-guud oo aad waxbadan ka faaidi doonto isla markaana aad shahaado degdeg ah ku heli doonto, fadlan ka faaidayso hadii aad barnaamijkan ka heshayna fadlan farriin inoogu soo sheeg lana wadaag asxaabtaada si eey shahaado iyo cilmiba ufaaidaan. Mahadsanid Abdirahman Osman


Questions and Answers
  • 1. 
    Qof muslim ah ahaan luuqadda kuugu muhiimsan barashadeeda waa:
    • A. 

      Afsomali

    • B. 

      Carabi

    • C. 

      English

    • D. 

      Urdu

  • 2. 
    Aadanuhu wuxuu leeyahay hal Af iyo laba dhagood:
    • A. 

      Si uu u hadlo in ka yar inta uu dhagaysanayo

    • B. 

      Si uu udhagaysto in ka yar inta uu hadlayo

    • C. 

      Si uu udhagaysto in ka badan inta uu hadlayo

    • D. 

      A&C

  • 3. 
    Cilmiga la xidhiidho daraasaynta maskaxda bini-aadmiga iyo dabeecadahiisa waa:
    • A. 

      Sociology 

    • B. 

      Psychology

    • C. 

      Biology

    • D. 

      Chenistrt

  • 4. 
    Marka laga hadlayo waxbarashada, qofka wax bartay waa qof
    • A. 

      Haysto shahaado la aqoonsanyahay dadkana ka faano

    • B. 

      Dadka iskala wayn 

    • C. 

      Haysto shahaado la aqoonsanyahay isla markaana aan dadka iskala waynayn

    • D. 

      Midna

  • 5. 
    Waxaad tahay qof mustaqbalkiisu wanaagsanyahay hadii aad:
    • A. 

      Kubadda ciyaarto

    • B. 

      Aad dad badan barato

    • C. 

      Aad wax barato

    • D. 

      Aad dibadaha aaddo

  • 6. 
    Qofka bini-aadmiga ah waxaa lagu qiimeeyaa:
    • A. 

      Inta uu wadan ee uu tago

    • B. 

      Furfurnaantiisa

    • C. 

      Akhlaaqdiisa

    • D. 

      Waaayo-aragnimadiisa

  • 7. 
    Aadanaha in uu wax cusub curiyo oo uu soo saaro waxaa keeno ama sababo:
    • A. 

      Ilbaxnimada

    • B. 

      Baahi

    • C. 

      Qalab casri ah

    • D. 

      Horumar

  • 8. 
    Qofka eey tahay in ixtiraamka ugu badan la siiyo waa:
    • A. 

      Macalin

    • B. 

      Dhaqtar

    • C. 

      Engineer

    • D. 

      Arday

  • 9. 
    Cudurada aadanaha ku dhaco cudurka ugu fog ee la ogyahay waa:
    • A. 

      Malaria

    • B. 

      TB

    • C. 

      Sokor

    • D. 

      Wadno xanuun

  • 10. 
    Balwadu waxa eey qofka uhorseedaa 
    • A. 

      In uu horumar gaaro

    • B. 

      In uu wax barto

    • C. 

      In uu nolosha ka dhaco

    • D. 

      In dadku aaminaan

  • 11. 
    Cudurka malaria ee kaneecadu ama duumadu sababto, nooca kaneeco ee sababto waa:
    • A. 

      Kaneecada lab

    • B. 

      Kaneeco dhedig

    • C. 

      Labadaba

    • D. 

      Midna

  • 12. 
    Afka english ka xikmad waxaa lagu yidhaahdaa:
    • A. 

      Wisdom

    • B. 

      Proverb

    • C. 

      Example 

    • D. 

      None

  • 13. 
    Caafimaad ahaan qofka aan kabo la'aan in uu socdo loogu talagalin waa:
    • A. 

      Qof dhiig kar qabo

    • B. 

      Sokor

    • C. 

      Beer subag

    • D. 

      Kulli

  • 14. 
    Lafaha ugu yaryar ee jidhka aadamaha waxaa laga helaa
    • A. 

      Dhagaha

    • B. 

      Indhaha

    • C. 

      Gacmaha

    • D. 

      Lugaha

  • 15. 
    Waddo/dariiq waxaa af ingiriis lagu dhahaa
    • A. 

      Road/street 

    • B. 

      Air

    • C. 

      Town

    • D. 

      City

Back to Top Back to top