Malaariyada (duumada)

5 Questions

Settings
Please wait...
Malaariyada (duumada)

Questions and Answers
  • 1. 
    Hal qaniinyo kuma filna si aad cudurka u qaado
    • A. 

      True

    • B. 

      False

  • 2. 
    Sida ugu fiican ee aad kaneecada uga hortagi karti waa inaad degtid hotel qaali ah (5 star), isticmaashid sunta DEET ee disha kaneecada iyo inaadan aadin meelaha mugdiga ah?
    • A. 

      True

    • B. 

      False

  • 3. 
    Haddii la ii qoro daawada ka hortaga kaneecada waxaan u baahan nahay inan qaato kaniiniga intaan joogo meesha kaneecada leh?
    • A. 

      True

    • B. 

      False

  • 4. 
    Lix bilood kadib markaan ku soo noqday meeshaan ka tagay haddii aan isku arko xumad ama qandho waxaan cabayaa biyo badan iyo kaniiniga xumada sida paracetamol.
    • A. 

      True

    • B. 

      False

  • 5. 
    Malaariyada waa loo dhiman karaa?
    • A. 

      True

    • B. 

      False