Kororso Aqoontada Diini

10

Settings
Please wait...
Kororso Aqoontada Diini

Kororso aqoontada diniga ah, ka jawaab su,alahan.


Questions and Answers
  • 1. 
    Su’aal Sheeg Tirada Gaaladdii lagu dilay dagaalkii Beder?
    • A. 

      70

    • B. 

      77

    • C. 

      72

    • D. 

      71

  • 2. 
    Su’aal Sheeg Tirada gaaladdii lagu qabtay dagaalkii Beder?
    • A. 

      75

    • B. 

      77

    • C. 

      70

    • D. 

      71

  • 3. 
    Su’aal Sheeg Magaca Khaalid Bin Waliid Hooyaddii?
    • A. 

      Caatika bint xaaris

    • B. 

      Khadija bint xaaris

    • C. 

      Sumaya bint xaaris

    • D. 

      Lasmaa bintu xaaris

  • 4. 
    Su’aal Sheeg Magaca C/laahi Binu Makhtuum Hooyaddii?
    • A. 

      Caatika

    • B. 

      Lasmaa

    • C. 

      Khadija

    • D. 

      Sumaya

  • 5. 
    Su’aal Sheeg Afartii Khulaa’u raashidiin labadii uu Rasuulka (NNKH) Sodoga u ahaa?
    • A. 

      Cali bin abi dhalib iyo cumar bin khadhab

    • B. 

      Cusman bin afan iyo abubakr a sidiiq

    • C. 

      Abubakar a sidiiq iyo cumar bin khadhab

    • D. 

      Cusmaan bin Afan iyo Cali bin Abidhalib

  • 6. 
    Su’aal Sheeg dagaalkii ugu qarashka badnaa ee Adduunka ka dhaca?
    • A. 

      Dagaalki Koowaad ee aduunka

    • B. 

      Dagaalki Labaad ee Aduunka

    • C. 

      Dagaalki Sadexaad ee Aduunka

    • D. 

      None of the above

  • 7. 
    Su'aal. sheeg ninkii afhayeenka u ahaa asxaabtii u hijrootay ardul xabash?
    • A. 

      Jacfar bin Abii dhalib

    • B. 

      Cali bin Abii dhalib

    • C. 

      Xamza bin CabdiMudhalib

    • D. 

      None of the above

  • 8. 
    Su'aal. sheeg kumuu ahaa asxaabigii loo-aqoon jiray tartamaagii quraanka kariimka?
    • A. 

      Cabdullahi Bin Mascud RC

    • B. 

      Cabdullahi Bin Cumar RC

    • C. 

      Cabdullahi Bin Cabaas RC

  • 9. 
    Su'aal. sheeg sanadkii uu soo islaamay halyeey-gii cumar bin khadaab rc?
    • A. 

      Sanadkii 5-aad ee nabinimada rasuulka nnkh loo-soo saaray.

    • B. 

      Sanadkii 4-aad ee nabinimada rasuulka nnkh loo-soo saaray.

    • C. 

      Sanadkii 6-aad ee nabinimada rasuulka nnkh loo-soo saaray.

    • D. 

      Sanadkii 7-aad ee nabinimada rasuulka nnkh loo-soo saaray.

  • 10. 
    Su'aal sheeg abuu bakar rc magaciisa oo seddexan?
    • A. 

      Abubakr a Sadiq

    • B. 

      Cabdirahman Bin saqir

    • C. 

      Cabdirahman Bin Cawf

    • D. 

      Cabdirahman Bin Quxaafa