Imtixaan Su'aalo Guud Ah Oo Aad Ku Tijaabineeyso Aqoontaada.

10

Settings
Please wait...
Imtixaan Su

Arday! Adiga oo Mahadsan noo Sheeg Magacaada oo Sedaxan, maxaa yeelay Imtixaankaan hadii aad ku guuleeysato waxaan ku siineeynaa Shahaado Sharaf. Prepared by C/qaadir Cali Sheekh.


Questions and Answers
  • 1. 
    Sheeg Imisa Degmo ayuu ka koobanyahay Gobalka Sh/dhexe.? FG: Tig saar kii sax ah.
    • A. 

      Balcad

    • B. 

      Biyacade

    • C. 

      Mahadaay

    • D. 

      Ceelbaraf

    • E. 

      Jowhar

    • F. 

      Qalimoow

    • G. 

      Cadale

    • H. 

      Adanyabaal

  • 2. 
    Imisa Masaajid ayaa ku taala Degmada Mahadaay.?  FG: tirada kaliya qor
  • 3. 
    Degmada Mahadaay Wershad nuucee ah ayaa ku taalo.?  
    • A. 

      Warshad Dhar

    • B. 

      Warshad Hub

    • C. 

      Warshad Sokor

    • D. 

      Warshad Rasaas

  • 4. 
    Dhinac Galbeed ama Qurax u dhac Mahadaay Maxaa ka xega?
    • A. 

      Beero

    • B. 

      Laami

    • C. 

      Wabi

  • 5. 
    Website-kaan u adeega Bulshada Reer Mahadaay yaa Fikradiisa lahaa ee abaabulay?
    • A. 

      Cumar Sheekh

    • B. 

      Abshir Shuceyb

    • C. 

      Cabdifataax Sheekh

    • D. 

      Ciise Cabdullaahi

    • E. 

      Maxamed Bakat

    • F. 

      C/qaadir Bashiir

    • G. 

      C/qaadir Cali

  • 6. 
    Waxaad sheegtaa qoomkii ugu horeeyay ee sanab caabuda ?
    • A. 

      Waa Qoomkii Nabi Muuse.

    • B. 

      Waa Qoomkii Nabi Nuux

    • C. 

      Waa Qoomkii Nabi Ibraahim

  • 7. 
    Imisa sano ayuu noolaa Nabi ismaaciil CS ?
    • A. 

      Wuxuu noolaa 176

    • B. 

      Wuxuu Noolaa 90

    • C. 

      Wuxuu noolaa 130

    • D. 

      Wuxuu Noolaa 137

  • 8. 
    Sheeg Magacee loo aqoon jiray Magaalada Jowhar ?
    • A. 

      Tay tayleey

    • B. 

      Filadii Yareyd

    • C. 

      Gurigii Boqorka.

  • 9. 
    Sheeg Shan tiro oo isku xigta oo marki la isku daro wadartu noqoneeyso 100? FG: si isku xeran u qor waxba ha u dhexeysiin.
  • 10. 
    Sheeg Taariikhda Warkii ugu horeeyay ee la soo geliyay Website-ka Mahaday.co.cc?
    • A. 

      Warkii ugu horeeyay waxaa la soo geliyay 01/11/2011

    • B. 

      Warkii ugu horeeyay waxaa la soo geliyay 10/11/2011

    • C. 

      Warkii ugu horeeyay waxaa la soo geliyay 11/11/2011