Fitamiin D

4 Questions

Settings
Please wait...
Fitamiin D

Questions and Answers
  • 1. 
    Fitamiinkee ayaa lagu naynaasaa fitamiinka shucaaca qoraxda?
    • A. 

      A

    • B. 

      C

    • C. 

      D

    • D. 

      K

  • 2. 
    Cunooyinka qaniga ku ah fitamiin D waxaa ka mid ah?
    • A. 

      Hilibka ariga

    • B. 

      Kaluunka

    • C. 

      Caanaha

    • D. 

      Cambuulo & bun

  • 3. 
    Qiyaastii 80-90% fitamiin D waxay ka timaadaa?
    • A. 

      Kaluunka

    • B. 

      Qoraxda

    • C. 

      Biyaha

    • D. 

      Caanaha

  • 4. 
    Fitamiin D wuxuu kaalin libaax ka cayaaraa in jirku dheefshiido
    • A. 

      Kalsiyum

    • B. 

      Biyaha

    • C. 

      Iron