Afsomali Fasalka 6 Aad

10 Questions | Total Attempts: 47

SettingsSettingsSettings
Please wait...
Afsomali Fasalka 6 Aad

.


Questions and Answers
  • 1. 
    Qabiilka waxa uu rabbi u sameeye umada ku nool koonkan in aay isku ______________
    • A. 

      Aqoonsadaan 

    • B. 

      Ilaaliyaan 

    • C. 

      In aay isku dagaalaan 

  • 2. 
    Qabyaalada oo si xun loo adeegsadaa waxa aay keentaa 
    • A. 

      Colaad

    • B. 

      Nabad

    • C. 

      Midna

  • 3. 
    Beerta waxaa loo oodaa si aayna u gelin 
    • A. 

      Dadka 

    • B. 

      Shimbiraha 

    • C. 

      Xoolaha 

  • 4. 
    Sababta loo dhiso raarka waa in shimbirta iyo xoolaha laga ilaaliyo 
    • A. 

      Guriga

    • B. 

      Suuqa

    • C. 

      Beerta

  • 5. 
    Meesha sabuulka la isugu keeno waxaa la yiraa 
    • A. 

      Sabuul

    • B. 

      Garoor

    • C. 

      Karoor

  • 6. 
    __________ waxa uu kamid yahay qeeybaha hadalka ee naxwaha afsoomaaliga 
    • A. 

      Xiriiriyuhu 

    • B. 

      Ficilka

    • C. 

      Ficil sameeyaha 

  • 7. 
    Carees ciise shaarke wuxuu ahaa 
    • A. 

      Suugaan yahan caan ah 

    • B. 

      Muwaadin

    • C. 

      Gabyaa 

  • 8. 
    Anshaxa wanaagsan waxaa kamid ah 
    • A. 

      Dhibka oo la yareeyo 

    • B. 

      Dhibka oo aad u dulqaadato

    • C. 

      Dhibka oo aad badiso

  • 9. 
    Magaalada muqdisho waxa aay ka kooban tahay _________
    • A. 

      15 degmo 

    • B. 

      17 degmo

    • C. 

      16 degmo

  • 10. 
    1990 kii  muqdisho waxa aay aheyd magaalada afrika ugu  
    • A. 

      Nadaafada xun 

    • B. 

      Nadaafada badan

    • C. 

      Nadaafada yar 

Back to Top Back to top