Musaabaqa Q1aad

20 Questions

Settings
Please wait...
Musaabaqa Q1aad

Asalaamu Calaykom Waraxmatullaahi Wabarakaatuh. Walaal Kusoo Dhawoow Musaabqada aan ogu tala galnay Cilmiga Xadiithka iyo Culimadiisa.Waxaad haysataa 15min inaad kaga jawaabto . Su'aaluhu waa 20 Xabbo.Waxaad haysataa hal chance kali ah (yacni mar kale kuma soo laaban kartid) Qor magacaaga oo Sadexan si aan kuugu darno dadka ku guulaystay in sha Allah. 


Questions and Answers
  • 1. 
    Yaa Qoray Kitaabka la yidhaahdo "Al Kifaayah fii cilmi Riwaayah"?
    • A. 

      Khadiib Albaqdhaadi

    • B. 

      Zeynu Diin Al Ciraaqi

    • C. 

      Waliyyudiin Al Ciraaqi

  • 2. 
    Hababka/qaababka xadiithka lagu weriyo waa imisa qaab? Yacni Siyaqul Adaaa waa imisa?
    • A. 

      7 qaab

    • B. 

      6 qaab

    • C. 

      8 qaab

  • 3. 
    Xadiith-ka Mucdhalka ahi waa sidee?
    • A. 

      Waa xadiithka ka maqanyahay laba raawi

    • B. 

      Waa xadiithka ka maqanyahay laba raawi oo isku xiga

    • C. 

      Waa xadiithka ka maqanyahay sadex raawi oo isku xiga

  • 4. 
    Yaa Qoray Kitaabka "Tuxfatul Ashraaf"?
    • A. 

      Mizzi

    • B. 

      Shiiraazi

    • C. 

      Shanqiidi

  • 5. 
    Yaa Qoray Kitaabkan "Mizaanul Ictidaal"?
    • A. 

      Imaam Ibnu Xajar

    • B. 

      Imaam Dhahabi

    • C. 

      Imaam Ibnu Qayyim?

  • 6. 
    Yaa lagu naanaysaa "Imaamul A'imah"?
    • A. 

      Ibnu Xibbaan

    • B. 

      Ibnu Khuzeymah

    • C. 

      Xaakim

  • 7. 
    Waa noocee xadiithka Matruuka ahi?
    • A. 

      Waa xadiithka uu werinayo raawi beenta aan aqoon

    • B. 

      Waa xadiithka uu werinayo raawi been lagu tuhmo

    • C. 

      Waa xadiithka uu werinayo raawi xasuus xun

  • 8. 
    Kutubta la yidhaahdo Sunanka waa kutubta sidee loo alifo?
    • A. 

      Waa kutubta loo alifay qaab Caqiido ahaan

    • B. 

      Waa kutubta loo alifay qaab Caqiido iyo Fiqhi isugu jira

    • C. 

      Waa kutubta loo alifay qaab fiqhi ahaan

  • 9. 
    Xadiithka Qudsiga ahi micnahiisa iyo lafdigiisu/erayadiisu xagay ka yimaadeen?
    • A. 

      Micnaha iyo erayadaba xagga Ilaahay

    • B. 

      Micnaha xagga Rasuulka eryadana xagga Allah

    • C. 

      Micnaha xagga Allah eryada xagga Rasuulka

  • 10. 
    Yaa Qoray kitaabkan " Al itxaafaatu Sunniyah bil axaadiith al qudsiyah"?
    • A. 

      Al Manaawi

    • B. 

      Al Sakhaawi

    • C. 

      Ashawkaani

  • 11. 
    Xadiithka Saxiix li qhayrih ma xujjaa?
    • A. 

      Mayya

    • B. 

      Haa

    • C. 

      Caqiidada xageeda mayya

  • 12. 
    Al Jarx Wa Tacdiil maxuu ka hadlaa?
    • A. 

      Xaalada Ruwaada xadiithka

    • B. 

      Qaabka Xadiiska loo weriyo

    • C. 

      Qaabka Xadiithka loo xambaaro

  • 13. 
    Goormuu Dhashay Imaam Bukhaari?
    • A. 

      190 - Hijriyah

    • B. 

      194- Hijriyah

    • C. 

      189- Hijriyah

  • 14. 
    Sadexdan Kitaab keebuu qoray Sheekh Abuu Isxaaq Al Xuweyni?
    • A. 

      Al baacithul Xathiith

    • B. 

      Al-naafilah fil Axadith adhaciifati wal baadilah

    • C. 

      Irwaa'ul Qhaliil

  • 15. 
    Imam Ibnu Abii Xaatim A-Raazi imisa martabadood ayuu u qaybiyay Jarxiga?
    • A. 

      6

    • B. 

      5

    • C. 

      4

  • 16. 
    Sheeg kitaabka "Tadriibu Raawi" kitaabka kale ee uu sharxayo?
    • A. 

      Taqriibu Taysiir li macrifati sunanil Bashiir

    • B. 

      Nuzhatu Nadhar

    • C. 

      Riyaadu Saalixiin

  • 17. 
    Imaam Zuhri iyo Imam Sufyaan ibnu Cuyaynah maxay isu yihiin?
    • A. 

      Ilma abti

    • B. 

      Zuhri baa macalin u ah Sufyaan

    • C. 

      Sufyaan baa macalin u ah Zuhri

  • 18. 
    Imisuu u qaybsamaa xadiithka marka laga eegayo tirada dadka werinaya isnaadka?
    • A. 

      3

    • B. 

      2

    • C. 

      4

  • 19. 
    Xadiithka Maxfuudhka la yidhaah waa maxay xukunkiisu?
    • A. 

      Waa mid maqbuul ah

    • B. 

      Waa mid marduud ah

    • C. 

      Waa mid makruuh ah

  • 20. 
    Yaa Qoray kitaabka "Taysiir Musdhalaxul Xadiith"?
    • A. 

      Sheekh Axmed Shaakir

    • B. 

      Sheekh Maxamuud Ad-daxxaan

    • C. 

      Sheekh Cabdullahi Ad-daxxaan